Somali/Soomaali

Boggaani wuxuu ka kooban yahay macluumaad ku saabsan Mashruuca Shaqa Ku noqoshada (Return to Work scheme) iyo kaalmada dhaawaca shaqada ee ku qoran afka Soomaaliga.

Haddii aad u baahan tahay macluumaad intaas ka badan naga soo wac 13 18 55. Haddii aad jeclaan lahayd inaad nagula hadasho afka Soomaaliga wac xarunta afcelinta iyo fasiraada oo ah (Interpreting and translating centre) 1800 280 203 weydiina iyagu inay nagala soo xiriiraan 13 18 55. Adeega afcelinta waxaa lagu hellaa lacag la’aan.